Advertisements
Home Wararka Farmaajo oo Eryay Agaasimihii Villa Somaaliya,Mid Kalana Magacaabay

Farmaajo oo Eryay Agaasimihii Villa Somaaliya,Mid Kalana Magacaabay

Author

Date

Category

Muqdisho (Sahmis Media) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

“Waxaan maanta u magacaabay Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada. Intii uu kamidka ahaa La-taliyeyaashayda, wuxuu Dr. Fuursade muujiyay inuu yahay shakhsi hufan oo daacadnimo iyo hawlkarnimo ay u dheertahay, waxaana Alle uga baryayaa inuu xilkan culus u fududeeyo.”

Madaxweynahu waxa uu sidoo kale u mahadceliyay Agaasimhii hore Madaxtooyada Marwo Drs. Aamin Saciid Cali oo uu ku tilmaamay in ay ahayd qof waqti badan galisay u adeegidda dalka iyo dadka.

DHAMMAAD

Advertisements

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Linda Barbara

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Vestibulum imperdiet massa at dignissim gravida. Vivamus vestibulum odio eget eros accumsan, ut dignissim sapien gravida. Vivamus eu sem vitae dui.

Recent posts

Alex’s 10-Minute Salmon Sandwich

Living a healthy lifestyle is not just about eating healthy and exercising – it’s about creating a healthy mind and body. It’s not about...

A Morning Routine for Productivity

Living a healthy lifestyle is not just about eating healthy and exercising – it’s about creating a healthy mind and body. It’s not about...

Postcards from the Maasai Mara

Living a healthy lifestyle is not just about eating healthy and exercising – it’s about creating a healthy mind and body. It’s not about...

Grab-and-Go Baked Oatmeal Cups

Living a healthy lifestyle is not just about eating healthy and exercising – it’s about creating a healthy mind and body. It’s not about...

On the Street… Via Maggio, Florence

Living a healthy lifestyle is not just about eating healthy and exercising – it’s about creating a healthy mind and body. It’s not about...

Recent comments