Advertisements
Home Wararka Maamulka Puntland oo Go’aan Kasoo Saaray Shirkadaha iyo Hay’adaha

Maamulka Puntland oo Go’aan Kasoo Saaray Shirkadaha iyo Hay’adaha

Author

Date

Category

Muqdisho(Sahmis Media)- Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland, ayaa ku amartay dhammaan shirkadaha iyo hay’adaha kala duwan ee ka hawlgala deegaanada Puntland, in ay mudda bil gudaheeda ku soo gudbiyaan xogta shaqaalahooda oo faahfaahsan.

Dikreeto ka soo baxday xafiiska agaasimaha guud ee wasaaraddaasi, Axmed Maxamuud Cabdalle (Tigaana), ayaa lagu amray Hay’adaha Puntland ka howlgala.

Sidoo kale amarka wasaaradda ayaa lagu ogeysiiyay shirkadaha iyo hay’adaha kala duwan in aysan shaqaalayn karin qof aan hab sharciga waafaqsan soo marin, islamarkaana aysan keensan karin shaqaale ajnebi ah oo aan ogolaansho looga haysan wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha.

FB_IMG_1557880172300

Advertisements

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Linda Barbara

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Vestibulum imperdiet massa at dignissim gravida. Vivamus vestibulum odio eget eros accumsan, ut dignissim sapien gravida. Vivamus eu sem vitae dui.

Recent posts

Alex’s 10-Minute Salmon Sandwich

Living a healthy lifestyle is not just about eating healthy and exercising – it’s about creating a healthy mind and body. It’s not about...

A Morning Routine for Productivity

Living a healthy lifestyle is not just about eating healthy and exercising – it’s about creating a healthy mind and body. It’s not about...

Postcards from the Maasai Mara

Living a healthy lifestyle is not just about eating healthy and exercising – it’s about creating a healthy mind and body. It’s not about...

Grab-and-Go Baked Oatmeal Cups

Living a healthy lifestyle is not just about eating healthy and exercising – it’s about creating a healthy mind and body. It’s not about...

On the Street… Via Maggio, Florence

Living a healthy lifestyle is not just about eating healthy and exercising – it’s about creating a healthy mind and body. It’s not about...

Recent comments