Advertisements
Home Wararka Shabaab oo Soo Bandhigay Magacyo Xubno Lagu Dilay Qaraxii Warta-nabada

Shabaab oo Soo Bandhigay Magacyo Xubno Lagu Dilay Qaraxii Warta-nabada

Author

Date

Category

Muqdsiho(Sahmis Media) – Al-shabaab ayaa shaaciyay magacyadda Mas’uuliyiintii dhimashadda iyo dhaawacyadda ku noqday qaraxii shalay ka dhacay Xarunta Degmadda Warta-nabada ee Gobolka Banaadir.

Warbaahinta ku hadasha afka Shabaab ayaa maanta shaacisay magacyadda dhowr mas’uul ay sheegtay in lagu dilay weerarka sidoo kalana lagu dhaawacay.

Halkaan Hoose ka Akhriso Magacayadda Shabaab soo bandhigeen.

1-Cali Aadan Warsam oo ahaa xogayaha degmada waxaa soo gaaray dhaawac.

2-Cumar oo ahaa Agaasimaha guud ee Minishiibiyada degmada waxaa soo gaaray dhaawac.

3-Taliye ku xigeenka Minishiibiyada Degmada Warta-nabadda oo magaciisa aan la helin.

4-Madaxa Caashuuraha degmada ahaana sarkaal katirsanaa BS-ta ayaa la xaqiijiyay in uu kamid ahaa saraakiishii ku dhintay qaraxii ka dhacay Warta-nabadda.

5-Cabdi Guure oo ahaa guddoomiye waaxeed ayaa kamid ahaa saraakiishii ku dhaawacantay qaraxii shalay, haweenay lagu magacaabo Dahabo Salaad oo kamid aheyd guddoomiye waaxeedyada degmada ayaa iyana dhaawacantay.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka  Hay’adaha amaanka Dowladda Soomaaliya oo loogu hadlaayo qaraxii shalay ka dhacay Degmadda Warta-nabadda.

Advertisements

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Linda Barbara

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Vestibulum imperdiet massa at dignissim gravida. Vivamus vestibulum odio eget eros accumsan, ut dignissim sapien gravida. Vivamus eu sem vitae dui.

Recent posts

Alex’s 10-Minute Salmon Sandwich

Living a healthy lifestyle is not just about eating healthy and exercising – it’s about creating a healthy mind and body. It’s not about...

A Morning Routine for Productivity

Living a healthy lifestyle is not just about eating healthy and exercising – it’s about creating a healthy mind and body. It’s not about...

Postcards from the Maasai Mara

Living a healthy lifestyle is not just about eating healthy and exercising – it’s about creating a healthy mind and body. It’s not about...

Grab-and-Go Baked Oatmeal Cups

Living a healthy lifestyle is not just about eating healthy and exercising – it’s about creating a healthy mind and body. It’s not about...

On the Street… Via Maggio, Florence

Living a healthy lifestyle is not just about eating healthy and exercising – it’s about creating a healthy mind and body. It’s not about...

Recent comments